JAAMACADDA GREEN HOPE

Green Hope University

waxaa maalintii Labaat u socda ardada jaamacadda Green Hope imtixaanka  midterm semester ka, waxaana maanta hoolalka imtixaanka ku soo booqday gudoomiyaha jaamacadda Prof. Tohow oo kormeer kooban ku sameeyay qaabka uu imtixaanka u socdo, isaga oo u rajeeyay ardada  Guul iyo Hormar

 

 

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *