Sidee Loo Helaa Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada GHU?

Jaamacadda Green Hope University(GHU)

ayaa deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah sanadkaan ugu
deeqeysa ardayda Soomaaliyeed ee kasoo qalin jabisay Dugsiyada Sare ee Dalka.
Sidee Loo Helaa Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada GHU?
Ardayga waa in uu codsi u soo dirsado Jaamacada. Haddii markaas codsigiisa la ogolaado, taasi micnaheedu waxa weeye in Jaamacadu ugu deeqday deeq waxbarasho. Ardaygii raba in uu Jaamacada soo codsado, waxaa looga baahan yahay arimahan hoos ku qoran:
1. Koobiga shahaado dugsi sare oo tasdiiqsan (Tiimbaro asal ah saaran yahay).
2. Sawrio 4 xabbo ah (passport size) oo ah midab.
3. Laba warqadood oo tazkiyo ah oo ka hadlaya ardayga asluub wanaagiisa iyo in uu ku fiican yahay waxbarashada.
Shuruudo Muhiim ah oo ku Saabsan Deeqda Waxbarasho:
1. Ardayga da’diisa waa in aysan ka weynayn 22 sano.
2. Waxbarashada ku fiican yahay.
3. U hogaansamayo sharciyada Jaamacadda.
4. Yahay qof caafimaad qaba dhanka Maskaxdda.
Jaamacadda (GHU) ayaa ka mid ah Jaamacaddaha uga faca wayn ee ku yaala Magaalada, Mogadishu  waxana ardaydda ka qalin jabisay qaar kood u wada shaqeeyaan xarumaha dowladda iyo Hay’addaha caalamiga ah ee gudaha daka ka shaqeeya.
Sidee Loo Codsadaa Jaamacada Green Hope
Hadaba hadii aad danayneyso deeqda waxbarasho soo buuxiyo foorma Jaamacada, ka dibna si toos ah  ugu soo dir cinwaanka Jaamacada.
Foomka Jaamacada waxaa laga daabacan kartaa halkan
http://greenhopeuniversity.com/wp-content/uploads/2016/07/haa.jpg

Maxaa Lagu Bartaa Jaamacadda Green Hope

A Faculty of Health Science                                                Course duration
1 Bachelor of  Medicine & surgery 6  years
2 Bachelor of  Nursing Science 4  years
3 Bachelor of  Clinical Officer 4  years
4 Bachelor of  Pharmacy 3  years
5 Bachelor of  Public health 3  years
6 Bachelor of Medical  Laboratory Science 3  years
7 Bachelor of  Nutrition 3  years
8 Bachelor of  Midwifery 3  years
B Faculty  of Economics & Management Science Course duration
1 Bachelor of  Business Administration 3  years
2 Bachelor of  Public Administration 3  years
3 Bachelor of  Accounting 3  years
4 Bachelor of  Economic 3  years
5 Bachelor of  Bank & Finance 3  years
6 Bachelor of  International Relations 3 years
7 Bachelor of  Logistics 3  years
8 Bachelor of Development studies 3  years
C Faculty of Criminology & Security Study                               Course duration
1 Bachelor  of  Criminology 3  years
D Faculty of Agriculture & Veterinary Course duration
1 Bachelor of  Agriculture 3  years
2 Bachelor of  Veterinary 3  years
E Faculty of  Sharia & law Course duration
1 Bachelor Degree in  Sharia 3  years
F Faculty of Engineering & Computer Science            Course duration
1 Bachelor of Computer Science 3  years
2 Bachelor of Information Technology   ( IT ) 3  years
3 Bachelor of Civil Engineering 3  years
G Faculty  of Mass Media Course duration
1 Bachelor of  Journalism 3  years

CONTACT US

To contact Green Hope University, please use the contact details shown below:

859290
+252616557100

858555

Web: WWW.greenhopeuniversity

Info@greenhopeuniversity.com
greenhope149@gmail.com

Facebook: GREEN HOPE UNIVERSITY

Written by 

3 thoughts on “Sidee Loo Helaa Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada GHU?”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *