Ardayda GHU kuliyadda Caafimadka oo kuguda jira dadaalo ku saabsan sidii ay u noqon lahaayeen Dhaqaatiir Dhameeystiran kana soo baxa waajibaadka saaran oo ah sidii ay ugu adeegi lahaayen shacabkooda u baahan arimaha Cafimaadka, iyadoona ey tahay Fariinta ay xambaarsan yihiin ardaydu xushmada iyo ixtiraamka Bukaanka
www.greenhopeuniversity.com

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *