GHU Admission is now open

GHU Admission is now open for the 2016/17 academic year.

OGEEYSIIS MUHIIM AH

Dhamaan ardayda iyo waalidiinta  ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal  ifaya, kana soo baxay  Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda Green Hope oo aad uga barateen waxbarasho tayeeysan iyo manahaj casri ah, in ay qaadaneyso arday cusub sanad Dugsiyeedka  2016-2017.

Isqorista waxaay ka socotaa Xarunta  Jaamacadda Green Hope,

Jaamacadda waxey qaadaneysaa sanad dugsiyeedkaan araday ka kooban Part time iyo full time, tirada  oo xadidan awgeyd yaan  lagaabuuxin ee horay ugaar.

F.G.

  1. Ardagii is diiwaan galiyo waqti hore, waxuu helidoonaa mudnaan gaar ah.

Sharuudaha  Aradayga  looga Baahanyahay:

  1. Shaahadda Dugsiga Sare Asali yo Koobi
  2. 4 Sawir nooca teesaraha iyo Gal Waraqadeed
  3. Warqadda Dhalashada iyo Sugnaanta
  4. Lacagata Isdiiwan galinta
    GHU HQ Address Taleh. Hodan District   Mogadishu Somalia  Tel:  615761476 /616080466/616557100  / 859290/858555
    Email.admin@greenhopeuniversity.com WWW.greenhopeuniversity.com

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *