HAMBALYO! HAMBALYO!

HAMBALYO! HAMBALYO!
Dafcadii Shanaad oo ka Qalin-JabisayJaamacada Green Hope ee Magaalada Muqdisho
Xaflad ay ka Qayb-galeen Xildhibaano Heer Federaal iyo kuwo Dowlad Goboleed, Mas’uuliyiin kasocotay Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyoTacliinta sare , Daladaha Wax-barashada Dalka, Macalimiin, Ururada Jaamacadaha, Odayaasha Dhaqanka, Waaliddiin, Arday iyo Marti Sharaf kale ayaa ka dhacday Hotel AL-FURAAT ee Muqdisho; Munaasabaddan oo ku saabsanayd Qaelin-jabinta ardey dhameystey Bachelor Degree, Ardaydii ka Qalin-jabisayJaamacadda Green Hope waxaa halkaas lagu guddoon siiyay Shahaadooyin in ka badan 130 ardey oo ka qalin jabiyey Afar Kulliyadood oo kala ah Nursing, Public Health, Business Administration iyo Criminology & Security Studies

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *