BIT17

Ardayda kulliyadda Computer Science (BIT17) ee Jaamacadda Green Hope oo soo bandhigay systemyo kala duwan oo kala ah: 1) University Management System 2) Inventory Management System 3) Water Supply Management waxeeyna usoo bandhigeen si aad u qurux badan. http://greenhopeuniversity.com/