HAMBALYO! HAMBALYO!

HAMBALYO! HAMBALYO! Dafcadii Shanaad oo ka Qalin-JabisayJaamacada Green Hope ee Magaalada Muqdisho Xaflad ay ka Qayb-galeen Xildhibaano Heer Federaal iyo kuwo Dowlad Goboleed, Mas’uuliyiin kasocotay Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyoTacliinta sare , Daladaha Wax-barashada Dalka, Macalimiin, Ururada Jaamacadaha, Odayaasha Dhaqanka, Waaliddiin, Read More …

Ardayda GHU kuliyadda Caafimadka oo kuguda jira dadaalo ku saabsan sidii ay u noqon lahaayeen Dhaqaatiir Dhameeystiran kana soo baxa waajibaadka saaran oo ah sidii ay ugu adeegi lahaayen shacabkooda u baahan arimaha Cafimaadka, iyadoona ey tahay Fariinta ay xambaarsan Read More …